Foto: TT

Laba waalid oo lagu soo eedeeyay in ay khal siiyeen gabadh yar oo ay dhaleen ayaa laga yaabaa in lagu xukumo 10 sano oo xadhig ah. Gabadhan yar oo ah 8 jir ayaa maanta ku nool nolol caadi ah, waxaana gacanta ku haya qoys kale oo daryeelaya. Waalidka inantan yar dhalay oo lagu soo eedeeyay in ay gabadha yar khal siiyeen si ay u sumeeyaan ayaa lagu xukumay in ay bixiyaan 2,6 milyan oo magdhaw ah. 

Omni