Hal qof ayaa ay boolisku qabteen, kaasi oo ay uga shakisan yihiin in uu ka dambeeyay toogashadii shalay ka dhacday degmada Södertälje. Booliska ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan ninkan balse waxa ay sheegeen in looga shakisan yahay in uu falkan ku lug lahaa.

SR