Tan iyo dhammaadkii bishii Maay waxa si weyn u kordhay xatooyada lugala kacayo guryaha, taasi oo ay samaynayso tuugo adeegsanaysa waxa loo yaqaano syrainbrott. Tirada guryaha la jabsaday ayaa gaadhaya 48. Booliska ayaa baadhis ku wada laba nin oo looga shakisan yahay in ay falkani ku kaceen. Waxay se ka gaabsadeen in ay ka war bixiyaan. 

SR