Foto: TT

Waxa heshiis laga gaadhay khilaafkii u dhexeeyay shaqaalaha caafimaadka iyo maamulkooda. Kaasi oo ay shaqaalaha caafimaadku ka cabanayeen hannaanka ay u shaqeeyaan oo ku adag iyo in la yareeyo saacadaha ay shaqeeyaan. Sineva Ribeiro oo ah guddoomiyaha ururka ay ku midoobeen shaqaalaha caafimaadku ayaa sheegtay in ay muddo lix bilood ah ay mar walba helayeen jawaab ah maya balse ay hadda ku guulaysteen halgankoodii. Taasi oo ka dhigan in shaqaale badani heli doono wax ka beddel dhanka wakhtiga shaqada ah oo ay ku qanacsan yihiin.

SVT